(Akhriso) Axmed Madoobe oo Magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka daraawiishta Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam, ayaa S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane u Magacaabay Taliyaha guud ee Ciidamada Darawiishta Jubbaland. Talaabadan lagu magacaabay S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane ayaa ku soo beegantay xili maanta Jubbaland ay soo bandhigtay cudud ciidan oo dhowaan bilaabaya iney degaanada Jubbooyinka ka bilaabaan howgal ka dhan ah Al-shabaab HOOS KA AKHRISO QORAALKA AXMED … Continue reading (Akhriso) Axmed Madoobe oo Magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka daraawiishta Jubbaland